Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Al Shabaab again loot, Horn-Afrik, Shabbele, Capital Voice..[tragic]

Recommended Posts

Deg Deg:Al-Shabab oo caawa ku soo rogaal celiyay Shabakada Horn Afrik

 

War Goor dhow naga soo gaaray Suuqa Bakaraha ayaa sheegaya in ay Al-Shabab ku soo rogaal celiyeen Shirkada Horn Afrik oo ay daraad inta badan qalabkeeda qaateen .

 

 

A/nasir oo ka mid ah qarabada Cali Imman Sharma'arke oo haatan ku sugan Gudaha Suuqa Bakaraha gaar ahaa Idacada Horn Afrik ayaa Midnimo u xaqiijiyay in ay haatan Shabab furanayaan qalabkii ugu danbeeyay ee ka haray Idacada.

 

" Cawada sacadu marka ay aheed 7:15 ayee Ciidanka shabab soo koreen sarta kuwaasi oo nagu amray in aan kuwada xaroono hal qol ,isla markaan waxa ay bilaabeyn in ay furtaan Anteenada Idacada iyo TV-ga Horn Afrik iyo Capital Voice " A/nasir

 

Ciidan farabadan ayaa wili dul saaran daarta ay ku taalo Horn Afrik kuwaasi oo ku mashquulsan soo dajinta Anteenadii Idacada oo aad u dheer .

 

Dhamaan wadooyinka soo gala Suuqa bakaraha waxa ay haatan u xirantahay Xarakda Shabab kuwaasi oo fidnimadii cawa ka saaray aaga ay ku taalo Daarta Horn Afrik ciidamda Xisbul Islaam oo ka dhawaay.

 

Dhanka kale A/nasir waxa uu inoo xaqiijiyay in ay dhalinyro wijiga u duubanyihii ay garaaceen Waardiyaha joogay Albaabka idacada marka ay soo galayeen ragani hubeesnaa.

 

Si kastaba ha ahaatee Shabaab ayaa ku soo rogaal ciliyay Idacada Horn Afrik kadib xog ay soo heleen in ay idaacada xurun u aheed wakaalada wararka ay Reuters iyo qalab ka haray Tv-ga Horn Afrik .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this