Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo go’aan cusub ka soo saaray qofkii lagu eedeeyo arrimo la xidhiidha falal Argagaxiso

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland ayaa hadda kadib go’aansatay in qofkii lagu eedeeyo arrimo la xidhiidha falal Argagaxiso la soo taago maxkamadda Ciidamada.

Markii hore dhammaan dadka falalkan ku eedaysan waxa lagu maxkamadayn jiray Maxkamadaha Rayidka balse madaxweyne Biixi, ayaa amray in hadda kadib loo wareejiyo maxkamadda Millateriga, xogtan waxa sheegay wasiirka Warfaafinta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this