Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag oo  maanta ka mudaharaaday dilalka soo noqnoqday, lana soo baxay calanka Buluugga ah ee Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag xaalad ayaa ka taagan maanta kadib markii ay dhaceen mudaharaado laga soo horjeedo dilal ku soo noqnoqday deegaankaasi oo Ciidamada dawladdu gaysanayaan.

Mudaharaadka kadib dad gadoodsan iyo Ciidamada Booliska ayaa isku dhacay, waxana la maqlayaa rasaas Ciidamadu ridayaan.

Dhinaca kale Xildhibaanno laga soo doorto gobolka Sanaag oo maanta Warbahainta Hargeysa kula hadlay ayaa sheegay in dilalka ka dhacaya degmada Ceel-afweyn ay yihiin kuwo qorshaysan oo shacabka lagu dhibayo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this