Sign in to follow this  
Deeq A.

Jeneraal Jimcaale iyo ciidankiisa oo ka horyimid diiwan-gelinta lagu muransan yahay ee qof iyo cod

Recommended Posts

Deeq A.   

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugan duleedka Garoowe ayaa ka horyimid diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu murasan yahay ee Puntland.

Ciidamadan oo lagu magacaabo Danab islamarkaana uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar ayaa digniin adag u jeediyay dowladda

Warqad ka soo baxday Ciidanka oo uu ku saxiixan yahay Jeneraal Jimcaale ayaa looga digay xukuumadda Puntland in ay sii waddo diiwaan-gelinta hubaysan ee doorashooyinka aan heshiiska lagu ahayn.

Halkaan ka akhriso warqadda

FB_IMG_1675537643368.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST

The post Jeneraal Jimcaale iyo ciidankiisa oo ka horyimid diiwan-gelinta lagu muransan yahay ee qof iyo cod appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this