Deeq A. Posted February 4, 2023 Madaxweyne Cadawga Somaliland leedahay waa Caddaalad darro,Sadbursiimo, Sinnaan la’aan, Musuq iyo Maamulxumo, Cadawga koowaadna waa Nidaamkaaga oo ku fashilmay 5 Sano ummadda in ay u sameeyaan Nolol, Xukunkaaga in Ummadda laga xorreeyaa ka horraysa in aad nagu beerlaxawsato Sool ayaa cadaw joogaa ! waxa qoray Mohamed Sidik – Dhamme Qaran News Share this post Link to post Share on other sites