Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland wadahadallo macno sameeya lama gali karto Soomaaliya+Sababta…….Xisbiga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   
Xisbiga Waddani ayaa wax aan la aqbakarin ku tilmaamay in hadda madaxweyne Biixi, wadahadal la yeesho dawladda Federaalka Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee Waddani khadar Xuseen Cabdi, ayaa yidhi.
“Somaliland wadahadallo macno sameeya lama gali karto Soomaaliya, sababtoo ah:
1. Madaxweynaha wakhtigiisii wuu dhammaaday, cod shacabna kuma joogo hadda.
2. Somaliland waxay la daalaa dhacaysaa dhibaatooyin gudeed.
Qabashada doorashooyinka iyo xal-u-helidda arrinka Laascaanood ayaa Somaliland miiska u saaran hadda.”
May be an image of 1 person, standing and text that says 'ND NATIONAL PART AHAN E " Isku haynta dalka SHIRWEYNAHA 2 ee XISBIGA WADD'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this