Deeq A. Posted February 4, 2023 Qeexitaanka xeerka caalamiga ah ee xasuuqa oo culumada taariikhdu aanay isku raacsanayn ayaa u yaalla sida tan: ”Acts committed with intent to destroy, in whole or in part, a national ethnical, racial or relgious group.” Khubarrada qaarkood ayaa qeexitaankan ku kabay in ficilkan baabbiinta ”problem populations” ay fulin karto kaliya hay’ad ama koox qaab-dhismeed urur leh. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites