Deeq A. Posted February 4, 2023 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa dib ugu laabtey Magaalada Laascaanood . Gudoomiyaha oo maalmo kooban joogay Hargeysa ayaa sheegay in uu madaxweynaha kula soo noqdey la tashi iyo war bixin ku saabsan xaalada Magaaladaas . Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in madax dhaqameedka ku shiraya magaalada Laascaanood ay ku dhawaaqan go,aamo . See insights and ads Boost post Like Comment Share Qaran News Share this post Link to post Share on other sites