Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhan Omar oo xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Marwo Ilhan Omar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Maraykanka ayaa xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka.

Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maalmo ka hor  u codeeyey in ay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, iyaga oo ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel.

Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, kuwaas oo lagu eedeeyey hadallo rabshad hurin ah.

PUNTLAND POST

The post Ilhan Omar oo xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this