General Duke Posted July 12, 2007 Gudoomiyaha gobolka banaadir oo wacad ku maray in talaabo ay ka shalaayaan laga qaado doono kooxaha suuqa bakaaraha fariisimada ku leh. Maxamed cumar xabeeb maxamed dheere oo ah gudoomiyaha gobolka banaadir ahna quda magaalada muqdisho ayaa saaka warbixin kooban ka bixiyay weeraro qorshaysan oo xalay lagu qaaday meelo badan oo kamida magaalada muqdisho iyadoo xalay hoobiyayaal lagu garaacay madaxtooyada villa somalia oo fariisin u ah madaxwaynaha somalia. Maxamed dheere wuxuu sheegay in xalay hoobiyayaasha goobta laga soo ridayay ay tahay suuqa bakaaraha ciidamada dawladuna ay talaabo laga shalaayo ka bixin doonaan falalkii dhacay xalay oo lagu bartilmaameedsanayay madaxtooyada. Maxamed dheere ayaa sheegay inay marar badan digniin siiyeen ganacsatada suuqa bakaaraha inay iska soo saaraan kooxaha caadaystay inay kharbudaada sameeyaan balse taas laga waayay badalkeedana ay hoobiyaal ku soo garaaceen madaxtooyda isagoo sheegay inay natiijada ka soo baxda mireheeda guran doonaan. Maxamed dheer oo ay hadaladiisa ka muuqatay caro saa id ah ayaa sheegay inaysan suura gal ahayn in la sii dhawrto suuqa bakaara iyo arimaha ka soconaya maadaama buu yiri oo noqday caluusha kooxaha wax rabsha dawladuna aysan ka waaban doonin dhamaan dadka suuqa bakaaraha ku nool iyo hantida taal toona. Hadalada maxamed dheere ayaa ku soo aadaya xili hamaynkii xalay ahaa ilaa maanta ay magaalada muqdisho ka socdaan qaraxyo iyo hoobiyaal lala eeganayo xarumaha dawlada iyo kuwa kale ee muhiimkaa iyadoo saaka kaliya ilaa 8 qarax ay ka dheceen gudaha suuqa bakaaraha ciidamada dawladuna ay hada gudaha ugu jiraan suuqa bakaaraha. Allmudug.org news Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 12, 2007 I would have thought Yeey would level Bakaara when the Ethios were carpet bombing Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 12, 2007 ^^^Carpet bombed Mogadishu? Give us a break. As for what you thought, the TFG always takes the opportunity to bring reason before it crushes its opponents. These people dont know reason they just kill and thus must be killed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 13, 2007 Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay inay amaanka shir weynaha dib u heshiisiinta qaran ay guud ahaan sugi doonaan. Thu-12-July-2007 audio Quote Share this post Link to post Share on other sites