Che -Guevara Posted February 3, 2023 How do fortunes change so quickly. Abiy was TPLF water boy and now they are answering to him directly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 4, 2023 Qolo yar maangaabina oo isku heysatay iney dadka wax dheer yihiin 30 sano qowmiyad kasta xasuuq iyo gumeysi ku heysay, ayaa kibir dartii dagaal qaaday oo maantana heshiis u baryo yimi. wali jab mee arkin,10 sano oo kale ayaa nimankaa lagu sii dul istaagiyaa. Jabka islaweynida wa noocaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 4, 2023 38 minutes ago, jamacabdi265 said: Qolo yar maangaabina oo isku heysatay iney dadka wax dheer yihiin 30 sano qowmiyad kasta xasuuq iyo gumeysi ku heysay, ayaa kibir dartii dagaal qaaday oo maantana heshiis u baryo yimi. wali jab mee arkin,10 sano oo kale ayaa nimankaa lagu sii dul istaagiyaa. Jabka islaweynida wa noocaas. What ever happened in the past, for them to accept the government and negotiate, and not look for zero sum game, is something we should learn from, thry chose peace, look at us, 33 years plus and no winner, no peace, reer Hebel reer Hebel baa ku jirnaa. Reconciliation, negotiation , conflicts resolution, are not part of our lives Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 4, 2023 Sax ba tahay, wee naga caqli badan yihiin. Marka ee arkeen iney xoog wax ku heleynin, wa kuwaa hoos isku dhigiyaa oo siyasad cusub la yimi. Oo isla tii uun ma wadaan. Ina is barbar dhigtid dadkaas iyo Somali maha.dadkaasi dadka aqoonta leh ayee wax la dhageystaan, Somalidu ka makhayada fadhiya ayee wax ka maqlaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites