Sign in to follow this  
Deeq A.

Bayaan adag oo laga soo saaray Arrinta SSC iyo baaq loo diray dowladda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1675409967899.jpg?resize=720%2C54

Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa baaq adag ka soo saaray arrinta SSC.

Bayaan ay soo saareen ayay ku sheegeen in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay mabda’ ahaan u difaacdo xorriyadaha iyo xuquuqaha muwaadiniinta aaminsan una taagan midnimada iyo qarannimada Soomaaliya.

Waxay soo jeediyeen in muhimad gaar  la siiya sugidda matalaad dhab ah oo isu dheelli tiran kana tarjumaya mowqifyada kala duwan, si loo abuuro jawi kalsooni iyo is-aamin leh oo suuragalin kara wada-xaajood laga dhaxlo muwaafaqo iyo heshiis.

Halkaan ka akhriso bayaanka

202323638109870675165480.jpg?resize=660% 202323638109871174493640.jpg?resize=660% 202323638109871754682825.jpg?resize=660% 202323638109873041922534.jpg?resize=660%

PUNTLAND POST

The post Bayaan adag oo laga soo saaray Arrinta SSC iyo baaq loo diray dowladda Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this