Sign in to follow this  
Deeq A.

Ilhaan Cumar oo laga saaray guddida arrimaha ee aqalka wakiilada

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Ilhaan Cumar , ayaa laga saaray guddida arrimaha ee aqalka wakiilada, waxaana lagu eedeeyay Yuhuud nacayb.

Golaha ayaa cod u qaaday in laga saaro guddida , waxaana ogolaaday 218 xildhibaan, waxa diiday 211 mudane.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this