Deeq A. Posted February 2, 2023 Qiimaha Shidaalka ayaa kor u kacay galabta ilaa caawa Magaalada Hargaysa. Halka litir oo qiimihiisu ahaa 7,800 Shilling ayaa hada noqday 9,000 Shilling Shidaalka ayaa mudooyinkii u dambeeyay qiimihiisu hoos u socday , lama oga sababta shidaalka qaaliyaysay hal maalin gudaheed . Source Share this post Link to post Share on other sites