Sign in to follow this  
Deeq A.

Qiimaha Shidaalka Oo kor u kacay Magaalada Hargaysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Qiimaha Shidaalka ayaa kor u kacay galabta ilaa caawa Magaalada Hargaysa.

 Halka litir oo qiimihiisu ahaa  7,800 Shilling ayaa hada noqday 9,000 Shilling

Shidaalka ayaa mudooyinkii u dambeeyay qiimihiisu hoos u socday , lama oga sababta shidaalka qaaliyaysay hal maalin gudaheed .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this