Juje Posted October 12, 2007 Geeddi Raiisal Wasaaraha Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi, waxaa uu maalmahanba ku mashquulsanaa, sidii uu uga badbaadi lahaa in dowladdiisa la rido. Madaxweyne, Cabdullaahi Yusuf, ayaa in muddo ahba la hadal hayay in uu doonayo in uu xilka ka qaado Cali Maxamed Geeddi. Laakiin waxay su'aal weyni ka taagan tahay in uu baarlamaanka uga heli karo taageero ku filan. Labada mas'uul midkoodna ma soo qaadin khilaafka labadooda u dhexeeya. Laakiin hadalka sarbeebta ah ee Raiisal Wasaaraha ka sokow, waxaa laga daalacan karaa khilaafka Madaxda dowladda oo si aan qarsoodi ahayn uga hadlaya, laakiin aan dooneyn in ay idaacadaha kaga hadlaan. Si kastaba ha ahaatee, waxay u muuqataa in labada mas'uul uu mid waliba isku dayayo in uu midka kale ku riixo in uu taageero 139 xubnood ah kala yimaado baarlamaanka. "Qab-islaweyni, qaabileysi, iyo ana irri horey ayan uso aragney hadana yeli meyno" Geedi Part of Geedi's speech This is getting marvelously brilliant and it hasn't started yet -the begining of the end ofthe TFG Quote Share this post Link to post Share on other sites