SayidSomal Posted December 14, 2009 A&T - labadan qawaan (peacenow iyo red sea) oo rabba in ey isqaadan u sheeg maahmaahdaas Hunguri - ma waxaad leedahay anigu reer qardhood kaliya baan ahay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted December 14, 2009 S*S, ma waxaad rabtaa inaad ogaatid reerka aan ahay loool maxaa ilaa iyo Qardho ku socodsiiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted December 14, 2009 Hunguri - wax ma fahantiit adigu niyahow - waan u jeeda in aad Maakhir haybsatay. My question to you was with regards to this: Reer Puntland, waa is qabtaan. Oo Che, Anigayga kula hadlaya, Dabshid, Jamal1, Gheele, kulligayo xaggaasaanu ka nimi. Haddana, wixii khalad ah waanu sheegnaa. Waliba, intaas waxaa dheer dadka aan meesha inakula jirinoo iyagu nadiifta ah. Laakiin, nasii darro adigu waxaad tahay nin aad iyo aad u fudud. Oo waliba, u dhaadhac iyo duul duul badan. Waayo, waxaad ku adkaanaysaa aflagaado iyo cay aan geedna loogu soo gaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 14, 2009 ^Wallee peacenow wuuba ka liitaa. Wallee kii u bixiyey Jr. Oodweyne been ma sheegin. Labduba same symptoms baa haya. Boowe cudurka Alle ha kuu kordhiyo. Markaad bil sariir isugu ururto inoo soo qeylo dhaami. Morgan ama Cabdulaahi baa lagu soo ag istaajin. Mixii ku hayyeyba wey kaa duuli. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 14, 2009 New lesson from Sol politics: When political message is strong, attack the messenger! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 14, 2009 ^Maxaad la qosli. Cagaha dhulka ka qaad. Wiil ejkaa wataa dhulka ka soo bixi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 14, 2009 can some one take out the 's' in 'curse' so the title reads: Puntland: the cure of Somalia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted December 14, 2009 War dhalinyaro ilaahay halaga baqo oo yaan la iskus danbaabin, mideeda kale ummada Islaam ah oo intaa le'eg dhulkaana dagan in bi-akmalihaa lagu tilmaamaa habaarkii Somalia sax ma ahan. Red Sea, repent and take that back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 14, 2009 let the brothers express themselves. it could be healthy for them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted December 14, 2009 Maaddeey Puntland: the cure of Somalia! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 14, 2009 Originally posted by Jacphar: ^Maxaad la qosli. Cagaha dhulka ka qaad. Wiil ejkaa wataa dhulka ka soo bixi. Adeer qoraalkayga hadaad aragto macnaheedu ma aha waan isnaqaanaa. Waxaan ku qosli dee adi kuuma taalo afkaygana ma haysid. Ninkii dhulka ka soo bixi iyo kii cirka ka soo dhiciba waa hawl adi kuu talaa laakiin cagahan aad leedahay dhulka ka qaad dee darin hooyadaa leedahay kuma taagni saas u fahan loox yahow Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted December 14, 2009 walahi this guy is on to something, and this is the truth, if you look back even in history it is because of this dessert wasteland and its poplation that somalia fell apart in the first place. examples, - the most curropt leaders somalia has ever had, who not only introduced clan self interest and but made it state policy hailled form this region. - the most mind numbing ****** policies of governance, i.e. regional distribution, naming of ministers and ambasadors back in the day was entirely, due to the mismanagment of these peoples. ask yourself, this question, Why did Aided declare war on them, in mugdisho, why did the population of mugdisho try to remove them from there city, why did the population of somaliland declare war on them? every part of what was once known as somali loaths the. even today they are not safe anywhere except the little fiefdoms of garowe and bosaso. i even somehow believe that if somalia was only the south and north they could potentially agree on something, as long this factor remains, i would rather go my own way. so, if your hail from Somalia, the south mugdisho namely, what do you want, arguably it is peace. In somaliland what do we want we want to correct the mistake of our forfather unification with somalia. I think there is potential to work together, after all when the dust settles, Somaliland is for the somalilanders and Somalia is for the people of Mugdusho. These people have nothing, thats why they believe in everything or nothing. ultimatly they will end up with nothing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 15, 2009 Originally posted by Nogobi: Adeer qoraalkayga hadaad aragto macnaheedu ma aha waan isnaqaanaa. Waxaan ku qosli dee adi kuuma taalo afkaygana ma haysid. Ninkii dhulka ka soo bixi iyo kii cirka ka soo dhiciba waa hawl adi kuu talaa laakiin cagahan aad leedahay dhulka ka qaad dee darin hooyadaa leedahay kuma taagni saas u fahan loox yahow [big Grin] Sxb if you can't decipher that expression af-tirsigaaga in la baaro waayo. That's unique trademark. Cagaha dhulka ka qaad. Wiil ejkaa wataa dhulka ka soo bixi. You can ask xiinfaniin for more detail. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 15, 2009 Jacphar; are you able to decipher why you are such a hopeless dork? Now STFU. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted December 15, 2009 ^ Little angry already. To borrow Ngonge's words: It's only words on a screen, words on a screen! Don't internalize everything sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites