Deeq A. Posted February 1, 2023 WQ. Maxamed Sadiiq Dhamme “21 DEC 2022 illaa 26 DEC 2022 waxa ka dhacay Gobolka Maroodi-jeex Tallaalka Jadeecada (measles vaccine) waxa maqan illaa hadda lacagtii Shaqaalaha Caafimaadka, Gaadiidkii Tallaalka ka shaqeeyay iyo Hawlwadeenadii kale 38 Maalmood, Mashruuca waxa bixisay WHO waxaana la soo mariyay UNICEF, waxa fulinaysay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, illaa hadda ma cadda Lacagtaasi cid ay ku maqantahay, waxaanu soo jeedinaynaa in Lacagtaa la sii daayo maadaama Shaqaaluhu ay u baahan yihiin xuquuqdooda xaalada dhaqaaluhu liito lagu jiro, Tallaalkan waxa la bilaabay 3 bilood kaddib markii Jadeecaddu qaraxday (outbreak) waxa lagu jiray xilligii kabashada (recovery period) Tallaalka la bilaabay !” Qaran News Share this post Link to post Share on other sites