General Duke Posted August 29, 2008 ^^^Yup that darn Duke and the UN and everyone is making up stories. Adeer the good Shiekhs men are locals. lool. Nice point though Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted August 29, 2008 Hiraale magalada waa uu ku cayaaray inuu dhaafo magaalada dan ayaa ugu jirtay waayo intuu joogay meesha waxba wa uu ka qaban waayey amaan daro, dil iwm. Isbadalkii dhacayna waxa waday wadaado meel kasta isaga habar wacday, raggaasina waa la ogyahay in aay xal keeni karaan dagaal-ogayasha kal oo dhami keeni karin. Kismayo illaa hadda wadaadadii qabsaday madaxa ayeey iskula jiraan oo waxaa jira baa la yiri kuwa qas wadayaala an badnayn oo raba meesha in qabiil loo qaybsado markaa haddii qabiil laga eryey ma haboon tahay in qabiil kale loo dhiba. Ma xal ba sidaas, may weeyee. Rag wanwanagsan oo daacada oo somali magac ku leh ayaa wada dadaalo lagu rabo in lagu dhiso maamul cid waliba aay ku qanacdo oo aay ku jiraan kuwii meesha horey u haystay. Waanu arki in ay cashar ka qaateen casharadii hore ee la soo bartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted August 30, 2008 Originally posted by Daalibul 'ilm: Sh. Xassan yacquub making clear they received no help from "local militia" as claimed by Duke and Co. http://www.voanews.com/mediaassets/somali/2008_08/Audio/mp3/yacqub.mp3 The ironic thing, at least for Duke, is that the said Sh. Xassan Yacquub is from Hiiraale's clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites