Deeq A. Posted January 31, 2023 Madaxweyne kuxigeenka Somaliland ayaa 2022-kii sheegay in Sanduuqa dhalinyarada ay ku jirto 4 Milyan oo dollar oo dhalinyarada lagu maal gelinayo. Agaasimaha Sanduuqa horumarinta dhalinyarada ayaa isma maanta sheegay in Sanduuqa dhalinyarada ay ku jiraan 700 oo kun oo dollar oo dhalinyarada lagu maal gelin doono. Su’aashu waxay tahay 3 Milyan iyo 3 boqol oo kun oo dollar ayaa maqan ee xagee la geeyay. Saleebaan saxansaxo. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites