Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabaddoonada gobolka Nugaal oo codsaday in dib loo dhigo diiwaan-gelinta qof iyo cod

Recommended Posts

Deeq A.   

Bayaan ay ku saxiixan yihiin dhammaan Nabaddoonada Gobolka Nugaal ayay ku dalbadeen in dib loo dhigo diiwaan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod.

Bayaanka nabaddoonada ayaa lagu caddeeyay duruufta keentay codsiga ah in dib loo dhigo diiwaan-gelinta doorashooyinka dowladaha hoose.

Qoraalka ayay ku sheegeen in dadkii Nugaal ee reer guraaga ahaa ay u hayameen degaano laga diwaangaliyey sida gobolka Karkaar iyo Bari.

Qoraalkan ayaa sida wararku sheegayan loo gudbiyey guddiga doorashada KMG ah iyo dhamaan hay’daha kale ay khuseyso.

FB_IMG_1675077927474.jpg?resize=720%2C10 FB_IMG_1675077917595.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST

The post Nabaddoonada gobolka Nugaal oo codsaday in dib loo dhigo diiwaan-gelinta qof iyo cod appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this