Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cabdiraxman Tuur ayaa suurta geliyey inay dhamaan beelaha dega Somaliland oo ay ku jiraan Dhulbahante wada samaystaan nidaam ay heshiis ku yihiin,Maxaase xigay?

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweyne Cabdiraxman Tuur ayaa suurta geliyey inay dhamaan beelaha dega Somaliland oo ay ku jiraan Sool clan wada samaystaan nidaam ay heshiis ku yihiin
Madaxweyne Cigaal ayaa sababay in magaalada Laascaanood ka baxdo gacanta Somaliland Dhulbahantana ka dareeriyay Dalka
Madaxweyne Rayaale ayaa sababay inay dib ugu soo Laabato Laascaanood nidaamka Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo ayaa Markale sababay in lala heshiiyo jabhadihii Sool clan Sidoo kalena deegaano cusubi ay ka mid noqdaan Somaliland
Ugu danbayn Muuse Biixi ayaa markan burburiyay wada noolaan shihii Nabada ku dhisnaa ee Somaliland beelaheedu kuwada naaloon jireen Laascaanood na gaadhsiiyey Halka ay maanta joogto.
Maxay kula tahay?
May be an image of 4 people

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this