jamacabdi265 Posted February 1, 2023 Dahir Riyaale Madaxweynihii hore SL Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 7, 2023 Mahamud Hashi, “ciidamada fariya iney ka qeyb galin dagaal oo xerooyinkooda kasoo bixin” Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 7, 2023 “Talo afduub ah ayayn ku jirnaa oo keentay dagaal sokeeye” Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 7, 2023 “Taladii ina Biixi oo xero dhig dalka dhigtay” Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 7, 2023 “ Reer keenu isku raaci maayo dagaal reer ku qaaday”, Jaamac Shabeel Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 7, 2023 Sukdaankii HA: “ma jiro wax dagaal ah oo reerkqyagu qaaday, xukumada sual weyn ayaa saaraan” 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 7, 2023 “Wa ina shuruud la’an dagaalka la joojiyaa”, Saladiintii SL. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 10, 2023 " "Xaalada Laascanood Waxa Ka Masuul ah Xukuumadeena Talada Xun ee Xisbiga Kulmiye" Ucid Friday February 10, 2023 - 19:03:11 hadhwanaag "Ugu danbayn dagaalka Laasacaanood ka Socda maanta waa kugu dhimay oo kaa dhimay" Hargaysa (HWN) Xog- hayaha Warfaafinta Xisbigga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilahi ayaa baaq udiray ganacsatada iyo culumada Somaliland, baaqaasi oo ku saabsan xaalada uu dalku marayo oo uu ka dayriyay xoghayuhu sheegey. Sidoo kale baaqan ayuu xoghayuhu ku socodsiiyay Golaha Wakiilada, waxaanu qoraalka Baaqa xoghayuhu udhingaa sidan:- "Baaq Ku Socda Golaha Wakiiladda JSL Somaliland Waxaan baaq u dirayaa Golaha Wakiilada JSL oo aan Leeyahay Xaalada Dalku Marayo Maanta Yaad Ku Halaynaysaan ? Golihii Guurtida ee Aqalkii Odayaasha ee qaranka Shaqadan u qaabilsanaa Guurtiyeynta Waxay ka doodayaan Xeerka Macdanta iyo Caafimaadka. Sidaa daraadeed Dalkan Cidina Uma Maqna. Sidoo kale Waxaan baaq u dirayaa Culimada, Ganacsatada iyo Hogaanka Madax-dhaqameedka JSL oo aan Leeyahay Fadhiga ka kaca oo Af iyo Arinba Wixii aad Qaban kartaan xaalada dalku galay xal u raadiya. Ugu danbayn dagaalka Laasacaanood ka Socda maanta waa kugu dhimay oo kaa dhimay, waana ayaan daro wayn iyo dagaal aan dalkan Somaliland aanu u baahnayn oo qaadi karin marnaba waayo cida Laascaanood ku dhimanaysa waa Shaccabkeeni iyo ciidamadeenii reer Somaliland 'sida darteed waa in Wada-hadal iyo Wada-xaajood lagu dhameeyaa tabashada jirta. Arintaasi in halkaa ay gaadhana waxaa ka Masuul ah Xukuumadeena Talada Xun ee Xisbiga Kulmiye' Waayo hadii Heshiiskii ALLAH ha u Naxriistee Prof: Cali Khaliif Galaydh Xukuumadii hore la Gashay la Dhamayn lahaa Halkaas Maanta ay joogto May Gaadheen.” Ayuu yidhi Xog- hayaha Warfaafinta Xisbigga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilahi hadhwanaagnews.com 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 10, 2023 Cali Guray Oo Taageeray In Ciidamada Somaliland Ka Baxaay Laascaanood Wednesday February 08, 2023 - 17:39:08 hadhwanaagews.com "Lama Garanayo In Dagaalka Ay Wasiiro Hogaaminayaan Iyo Midnimotalis" Hargaysa (HWN) Siyaasi Cali Guray oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa taageeray hadalka Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ee ah in ciidamada Somaliland ka baxaan lasscaanood. Siyaasiga ayaa qoraal uu baahiyay oo uu kaga hadlayo xaalada Laascaanood kuyidhi:- "Wallee Lama Yaabo. Nin Faras Dabadii Ka Degay Wax U Dhaamuu Waayay. Samahii Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Waday Iyo Taloxumada Muuse Biixi Waa Maan Barray iyo Maan Bilaal. Garaadku Hadii Uu Diiday In Magaalada Dhexdeeda Ciidanka Qaranku Ku Dhex Dagaalamo Oo Madaafiic Lagu Garaaco Anigu Qalad Uma Arko. Oo Kumaa Ogolaan Lahaa? Anigu Sax Baan U Arkaa Dhinaca Kale Wararka Inaga Soo Gaadhaya Laaska Waxan U arkaa In Taloxumo Badani Ay Jirto Xataa Xagga Hawlgalada Ciidanka.Taasi Ayaa Sababi Karta In Khasaaruhu Bato. Lama Garanayo In Dagaalka Ay Wasiiro Hogaaminayaan Iyo Midnimotalis (Unity of Command) Ay Jirto Iyo In Arinku Jaantaa Rogan Yahay Oo Aan La Kala Garanayn KEEBAA KEE AH (who is who) . Siyaasadda Dagaalka Hogaaminaysana Ku Dhehoo Wax Aan Fahmi Karo Maaha. Gudoomiyaha Wakiilada Mudane Cabdirazaaq Khaliif Iyo Madaxwaynuhu Horta Ma Wada Socdaan? Madaxwaynuhu Marna Xidhiidh Ma La Sameeyay Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Intii Uu Keligii Dhextaagnaa Laascaanood Ee Wed Lahaa Kuwii Ku Soo Duulay.” 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 11, 2023 “Sool argagixiso ma joogto, waa beenta Madaxweyne, Adiga gabay amnigii” Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 11, 2023 U think that the sl people are opposed to the govt when muse biixi finished off the qarandiids he will go down as one of the greatest sl president as he has destroyed the enemies of somaliland. Ta ku biyo cab Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 12, 2023 3 hours ago, Xaaji Xunjuf said: U think that the sl people are opposed to the govt when muse biixi finished off the qarandiids he will go down as one of the greatest sl president as he has destroyed the enemies of somaliland. Ta ku biyo cab Siyasiinta SL bal dhageyso oo intaas ka dhadhici. Sida odwygan oo kale Amnesty iyo hayadaha caalamiga ku ashkateyniya dagaal sokeeye. The Two Somaliand Soldiers Started The War Of Las-Anod ( Abdi-Shotaly). HADHWANAAGNEWS.CA Good Morning All Top Somaliland Partners:- Quote Share this post Link to post Share on other sites
AhmedGuled Posted February 12, 2023 On 2/11/2023 at 9:06 AM, jamacabdi265 said: “Sool argagixiso ma joogto, waa beenta Madaxweyne, Adiga gabay amnigii” I like when our Somaliland politicians speak the truth even if it makes the government look incompetent. I have said this before to many people in Berbera. The youth, free from clan-hatred, can turn Somaliland into a beacon of freedom and progress. Quote Share this post Link to post Share on other sites