Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle.

kulanku ayaa laga hadlay sidii Jubbaland looga hirgalin lahaa xarunta Qaran ee Gurmadka deg dega ah taas oo maanta la dhagax dhigay iyo sidii deegaanada khawaarijta laga xoreenayo loo gaarsiin lahaa gurmad iyo gargaar raashin ah oo dhameystiran, si lamid ah sida gobolada kale ee dalka ay u gaarsiisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka.

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland.

WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.49-3. WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.49-2. WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.49-1. WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.48.jp WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.49.jp WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.50-1. WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.50.jp WhatsApp-Image-2023-01-28-at-16.22.49-3-

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this