jamacabdi265 Posted January 29, 2023 2 hours ago, baala xoofto said: Sool meelna uma socoto. Xaraaradda qabyaaladda ee madax martay caruurta iyo dumarka, wakhtigeeda waa la siinaya. Hadaa ma SL ayaa meel u socota. Waa taa sheekada iyo siiyasada huunada. Tolku cadiifiin maha oo wee samreen, 16 sano samriyeen oo wax idiin sheegiyeen, waa taas 16 Sano kadib gacantiina ka baxday magaladii, 5 sano muuse u samreen, Cali khaliif galeyr aun 4 sano muuse iyo SL wax u sheegiyay. Wanaaga, samir iyo dulqaadka umada u qadateen baryo iyo daciifnimo. Somali wee isbaran, kibirkana waa lagu jabaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted January 29, 2023 2 minutes ago, jamacabdi265 said: Waa taa sheekada iyo siiyasada huunada, Tolku cadiifiin maha oo wee samreen. 16 sano kadib gacantiina ka baxday magaladii, 5 sano muuse u samreen, Cali khaliif galeyr aun 4 sano muuse iyo SL wax u sheegiyay. Wanaaga, samir iyo dulqaadka umada u qadateen baryo iyo daciifnimo. Somali wee isbaran, kibirkana waa lagu jabaa. Caruurnimo waa ciil laga waynaado. Ciidanka Qaranku wuxu uga baxay magaaladda waa arin siyaasi ah. Laakin quwad ka xoog wayn oo meesha joogta ma jirto. Arinka siyaasiga ah na wakhti waa la siinaya. Laakin wixii melitia beeleed ah, gacan bir leh ayaa lagu qabanaya. Watch this space. Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted January 29, 2023 48 minutes ago, baala xoofto said: Caruurnimo waa ciil laga waynaado. Ciidanka Qaranku wuxu uga baxay magaaladda waa arin siyaasi ah. Laakin quwad ka xoog wayn oo meesha joogta ma jirto. Arinka siyaasiga ah na wakhti waa la siinaya. Laakin wixii melitia beeleed ah, gacan bir leh ayaa lagu qabanaya. Watch this space. Muuse lama yaabo lacag ayuu kursiga ku uruursaniyaa, laakinse kuwa la taliya ee new-f*qsh mataliya waa saqidiin awood kursi ku kibray, waligood talo la weydiin tariikhdana waxba kamee baran. mardhoow odhaniyaan lamaanu socon muuse iyo ciidankiisa, ooyintooda waanu arki. Qaar baa maxkamad Mareekan la saari, Ohio lagu xukumi dambiyada bila adanka ka galeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 30, 2023 Those who took this kid's life can forget indulging their delusions 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted January 30, 2023 5 hours ago, baala xoofto said: Caruurnimo waa ciil laga waynaado. Ciidanka Qaranku wuxu uga baxay magaaladda waa arin siyaasi ah. Laakin quwad ka xoog wayn oo meesha joogta ma jirto. Arinka siyaasiga ah na wakhti waa la siinaya. Laakin wixii melitia beeleed ah, gacan bir leh ayaa lagu qabanaya. Watch this space. Kibirku ma fiicna, awoodood oo dhanna ilaahay ayaa iska leh. Waxba durbaanka ha u tumin koox xagjir ah oo isleh wixii ay caqli iyo wanaag ku keeni waayeen ayay awood aanay lahayn ku keeni karaan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 30, 2023 Some wondered how Siyad Barre stayed in power in late 1980s, when everything around him was crumpling , you can see same problem with Biihi, the truth is not even reaching him anymore, as he surrounds himself with yes men and emotional pple like baala Xoof Next movement will come from within GX folks, as long as injustice and incompetent goes on, people will raise up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 30, 2023 5 hours ago, Tallaabo said: Kibirku ma fiicna, awoodood oo dhanna ilaahay ayaa iska leh. Waxba durbaanka ha u tumin koox xagjir ah oo isleh wixii ay caqli iyo wanaag ku keeni waayeen ayay awood aanay lahayn ku keeni karaan. Hal af faankaan iyo caga jugleyntaan ayee ku haayaan. And that same mouth, lafihii reer aakhiraadkii qarnigii hore gumeysiga dilay ayee soo faagayaan iyagoo leh dowladii Kacaanka ayaa na dulmisay. Afkooda marqaansan iyo dhagahooda isma maqlaan. A classical so-called oppressed becoming a true oppressor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 30, 2023 Muse is caught between peaceful acceptance of reer Sool aspirations and his natural instinct which is to use a hammer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted January 30, 2023 Trouble is he no longer has an army to speak of, or terrorise people with, with militia loyal to Fool-Mogadishu Clan & Ina Cambaashe switching to the SSC side. You think HAwal militia alone have the numbers, could, or even know how fight? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 30, 2023 11 minutes ago, Illyria said: Trouble is he no longer has an army to speak of, or terrorise people with, with militia loyal to Fool-Mogadishu Clan & Ina Cambaashe switching to the SSC side. You think HAwal militia alone have the numbers, could, or even know how fight? LOL@Fool-Mogadishu, even if he has the necessary force, any fight will be pointless once the youth decided they no longer will accept the status qoa. Even Garaads understood they cannot make deals with Hargeysa. Ina Cambaashe and Fool-Mogadishu losing men to SSC was a natural progression. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted January 30, 2023 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: lafihii reer aakhiraadkii qarnigii hore gumeysiga dilay ayee soo faagayaan iyagoo leh dowladii Kacaanka ayaa na dulmisay. The remains of the victims of the f@qash genocide whose foot soldiers were your uncles and cousins refused to remain buried. Those bones want to shout from the rooftops to inform the world that behind the blue flag and the fake Soomaalinimo, there is clan hatred and munaafaqnimo. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted January 30, 2023 1 hour ago, Che -Guevara said: 1 hour ago, Che -Guevara said: LOL@Fool-Mogadishu, even if he has the necessary force, any fight will be pointless once the youth decided they no longer will accept the status qoa. Even Garaads understood they cannot make deals with Hargeysa. Ina Cambaashe and Fool-Mogadishu losing men to SSC was a natural progression. Mods must have changed the name, as his real name is Fool-H@wiye. The landscape has shifted, and some n Hargeysa are having trouble accepting the reality on the ground. But hey, let them continue dreaming on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted January 30, 2023 16 hours ago, Tallaabo said: Kibirku ma fiicna, awoodood oo dhanna ilaahay ayaa iska leh. Waxba durbaanka ha u tumin koox xagjir ah oo isleh wixii ay caqli iyo wanaag ku keeni waayeen ayay awood aanay lahayn ku keeni karaan. We see this as a challenge. There is no room for complacency. The women and children will be allowed to vent and express their opinions. However, the anti-peace groups cannot be allowed to have a foothold in Sool region. It just cannot happened. All these social media gimmicky will have to face reality sooner or later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted January 30, 2023 Sooner, not later, HWal boys will miss their dear mothers, get homesick, abandon their post, and go home with their tail between their legs. I am counting the days. When the day comes, let us hope you grow some balls, and accept the reality, and not bore us with your usual 'it is a war strategy' diatribe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted January 31, 2023 2 hours ago, baala xoofto said: We see this as a challenge. There is no room for complacency. The women and children will be allowed to vent and express their opinions. However, the anti-peace groups cannot be allowed to have a foothold in Sool region. It just cannot happened. All these social media gimmicky will have to face reality sooner or later. Marba eeda cid dusha uga saara, markii hore waa Raxaweyn, maalin hore maamulka jigjiga, kadib Puntland, Somalia iyo Hasan Sheick, marna Mucaaridka, Media, argagixiso iminkana waa anti-peace groups. Wali waxa dafirisaa siyasada xumadan, fashil hogaan, kibir iyo habdhaqanka new-f*qsh lee sabab u ah jabkaas, cid kale eed has saarin. Marka inta qiratid xaqiiqda arkisaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites