Deeq A. Posted January 27, 2023 Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka culimada Soomaaliyeed oo muddo afar maalin ah ka socday caasimadda. Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda faderaalka Soomaaliya, ayaa waxaa culimada ay uga hadlayeen doorkooda dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab, dhismaha hay’ad ay ku mideysan yihiin culimada Soomaaliyeed iyo arrimo kale. Kulanka ayaa markii uu soo dhamaaday waxa ay culimada ka soo saareen war-murtiyeed ay ku cadeynayaan mowqifkooda arrimahaan. Hoos ka akhriso War-murtiyeedka Shirka Culimada Soomaaliyeed Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites