Sign in to follow this  
Deeq A.

Uganda Oo Shalay Bilowday Qodista Ceelkii Ugu Horreeyay Ee Shidaal

Recommended Posts

Deeq A.   

Uganda ayaa shalay oo salaasa ahayd bilowday qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal ah ee Kingfisher, sida ay sheegtay wakaaladda batroolka ee dawladda.

Waxa la filayaa in marka la gaadho 2025 shidaalkii ugu horreeyay oo dhan 1.4 bilyan oo foosto laga soo saari doono ceelasha gobolka badhtamaha dalkaasi.

Wakaaladda batroolka ee dawladda Uganda, ayaa mashruucani ku tilmaamtay mid taariikhi ah.

Dowladda Uganda ayaa muddo ku howlanayd bilaabidda mashruucani lagu qodayo ceelasha shidaalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this