Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo dhaq dhaqaaq ciidan ka bilowday dhinaca Gobolka Cayn

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland ayaa sida wararku sheegayaan dhaq dhaqaaq ciidan ka bilowday tuulooyin ku yaalla Hawdka xiga dhinaca Buuhoodle.

Ciidamada Somaliland oo kaashanaya maleeshiyaad degaanka ah ayaa la sheegay in dhaq dhaqaaqaas bilaabeen saacadihii la soo dhaafay.

Ciidamada difaaca Gobolka Cayn ee ku sugan Buuhoodle ayaa dhankooda u diyaar garoobay waxaana la geliyay heegan buuxa.

Dhaq dhaqaaqa Somaliland ka waddo dhanka Buuhoodle ayaa lagu fasiray mid culayska looga yaraynayo Ciidamada Somaliland ee fadhiya Nugaasha gaar ahaanna Laascaanood.

PUNTLAND POST

The post Somaliland oo dhaq dhaqaaq ciidan ka bilowday dhinaca Gobolka Cayn appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this