Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar Kamid Ah Taageerayaasha Arsenal Oo Lagu Xiray Uganda

Recommended Posts

Deeq A.   

In ka badan 20 qof oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee dalka Uganda ayay booliska ku xidheen magaalada Jinja.

Taageerayaashan u dabbaaldageyay guushii ay Arsenal ka gaadhay Manchester United oo ay 3-2 uga badisay.

Wargeyska The Monitor ayaa ku warramay in taageerayaasha la qabtay ay saarnaayeen kolonyo baabuur ah xilliggii ay dabbaaldegayeen.

Booliska kama hadlin waxa ay geysteen taageerayaashan la xidhay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this