Deeq A. Posted January 24, 2023 Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Boosaaso ku soo dhaweeyay wafdi uu hooggaamiyo agaasimaha shirkadda DP-world ee bariga dhexe. Deni ayaa wefdiga uu hogaaminayo CEO-ga iyo Agaasimaha Maamulka DP-WORLD ee Bariga Dhexe iyo Africa Suhail Al-Banna, kala hadlah mashaariicda dekedda Boosaaso. Ujeeddada kulanka ayaa ahayd dhaqaajinta balaarinta shaqo ee Dekedda magaalada Boosaaso. Waxaa qayb ka ahaa kulanka Wasaaradda Dekadaha iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites