Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay isgoyska siinaay ee magaalada Muqdisho, subaxnimadii hore ee saaka oo Talaada ah.

Qaraxa ayaa yimid kadib markii uu qarxay gaari yaallay wadada hareeraheeda, markii dambana uu qarxay, waxaan ka dhashay khasaaro kala duwan.

Inta la xaqiijiyay gaariga qarxay ayaa sababay dhimashada hal qof oo ahaa wadihi gaariga, waxaana sidoo kale qasaaro uu soogaaray dhismayaal ka agdhawaa goobta uu qaraxa ka dhacay.

Weli kama aysan hadlin qarax ka dhacay isgooyska Siinaay laammaha ammaanka ee magaalada Muqdisho.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this