jamacabdi265 Posted February 5, 2023 Ma laga yaaba iney Tigray iyo Amhara arintan iyo diin ku midoowaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 5, 2023 Lagama yaabo,hoggaamiyaha kiniisadda Axmaarada waxay si wax ku ool ah u taageereen dagaalka ka dhanka ah Tigrayga. Waxay odhan jireen waa idamkii Ilaahay. Tigreegu ma ilaawi doonaan. Waxaana wali maqan dhulka ay amxaaro haysato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
jamacabdi265 Posted February 5, 2023 Kolay tigray wa iney sameystaan xulafooyin cusub oo dowlada ka mid ah, Oromada muxaafidka ah Abiy raacsan yihiin, inta kale wa bariis iyo baasto. tigray wa dad caqli badan oo dantooda siyasadeed meesha ku jirto galiya. Laga yaaba iney Amxaaro ka dhex arkaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 6, 2023 Amxaaro lama aamini karo. Sidoo kale, Amxaaradu waxay aaminsan yihiin in ay tahay xaqa uu Eebbe siiyey inay talada dalka qabtaan. Taasi waa sababta ay u rabaan in dowladda dhexe ay noqoto mid xooggan, dowlad goboleedyadana meesha laga saaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 11, 2023 Addis Abeba City Admin closes schools amidst growing security concern following govt, Synod standoff News: Addis Abeba City Admin closes schools amidst growing security concern following govt, Synod standoff - Addis Standard ADDISSTANDARD.COM Photo: Archive/AddisStandard Addis Abeba - Schools in Addis Abeba are closed on Friday, 10 February, following text messages were abruptly sent to parents announcing the closure on Thursday... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 11, 2023 Somali region says calling for unauthorized rally inappropriate, supports Joint Task Force decision on security, safety matters News: Addis Abeba City Admin closes schools amidst growing security concern following govt, Synod standoff - Addis Standard ADDISSTANDARD.COM Photo: Archive/AddisStandard Addis Abeba - Schools in Addis Abeba are closed on Friday, 10 February, following text messages were abruptly sent to parents announcing the closure on Thursday... Quote Share this post Link to post Share on other sites