Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaanka Xisbiga WADDANI Oo galabta wakhti la qaatay qaybo ka mid ah bulshada xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin sarsare oo ay horkacayaan ayaa galabta wakhti la qaatay qaybo ka mid ah bulshada xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa.

Madaxda xisbiga iyo dadweynaha ayaa si mug leh isaga xogwaraystay xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxaanay masuuliyiinta xisbigu bulshada ku wacyigeliyeen diwaangelinta codbixiyeyaasha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this