Sign in to follow this  
Deeq A.

Garaad Jaamac Garaad Cali, oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee beelaha Sool clan ayaa maanta markii ugu horreysay 15 sanno kadib yimid magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka qeyb galidoona shirweyne la filayo in uu ka qabsoomo magaalada Laascaanood.


Garaadka ayaa soo dhowayn ballaadhan loogu sameeyay magaalada Laascaanood.

Garaad Jaamac Garaad Cali waxaa magaalada Laascaanood ugu dambeysay sanadkii 2007, xilligaas oo Jamhuuriyadda Somaliland ay la wareegtay magaalada Laascaanood, kadib dagaallo dhexmaray Somaliland iyo maamulka gobolleedka Puntland.

FB_IMG_1674467415375.jpg FB_IMG_1674467412982.jpg FB_IMG_1674467410430.jpg FB_IMG_1674467403565.jpg FB_IMG_1674467401227.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this