Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimaha wasaaradda Caafimaadka Puntland oo shaqada laga joojiyay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1674364290972.jpg?resize=720%2C48

Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa sida la xaqiijiyay shaqa joojin lagu sameeyay.

Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimaha.

Xogaha ayaa sheegaya in dhanka Madaxtooyada Puntland ay ka timid shaqa joojinta Agaasimaha islamarkaana wasiirka lagu amray warqaddaas.

PUNTLAND POST

The post Agaasimaha wasaaradda Caafimaadka Puntland oo shaqada laga joojiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this