Allamagan Posted July 1, 2010 Happy 1da Luulyo! . . Solidarity Forever... Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 1, 2010 Sanad Guura wacan rer Soomaliya. Ilaahay waxaan ka tuugaya nabad in uu ka dhaliyo Soomalia anagana(Somaliland) taayada noo Ilaaliyo. Amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 1, 2010 Please all rise for our national anthem.. Put your hand on your heart Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 1, 2010 1da Luulyo reflects the hopes, dreams and aspirations of the somali people from Ras Asayr to Ras Kamboni. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 1, 2010 More of where that came from! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 1, 2010 Ka’ sideetan Sabaano Calankaanu sugaynay een sahankiisa ahaynow Sermawaydo hilaacdayoo sagal maanta daroorayoo siigadii naga maydhayoo Saqdhaxaanu ahayne kii soosaaray cadceedow samada ki u eekaayee Xidig-gam isa siiyayow Saaxirkii Kala guuraye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar by AUN Abdullahi Suldan Timacade One of the founding fathers of Somali nationhood Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted July 1, 2010 Dhmaan shacabka soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeenayaa Maalimihii farxada badnee, qiimaha badnaa, ee wadankeeena soomaaliyeed waa 50 guuradii ka soo waraagtey maalmihii Xoriyada, Gobanimada, Midowga, iyo aaasaaskii Jamhuuriyada Somalia Allaha weyn waxaan ka baryaya inuu shacabkeena iyo dalkeen Somalia siiyo nabad, horumar, barwaaqo, hogaan wanaagsan, shacab is jecel oo walaalaha, taariiqa toosan nagu hanuuniya, duni iyo aakhirana guul nasiiyo..amiin Ilaahay haa ka dhigu usbuuc khayr qaba wadankeena Soomaalia mid farxad badan wata, nabad, xasilooni, horumar, doladnimo amiin Waxaan kaloo Rabigeena ka baryanaa inuu naga Illaaliyo, sharka cadowga Somalia, muslimiinta oo dhan. iyo in uu shacabka walaalaha ee Somaalida iyo muslimka dhexdooda kala badbaadiyo oo ka ilaaliyo wixii khilaaf...Amiin HAPPY BIRTH DAY SOMALIA 1960 - 2010 Golden Jubilee Celebrations: Somalia's 50th Anniversary of the Independence &Reunification The Celebration of the Somali National Week comes between June 26 and July 1 every year. June 26: Awdal, Woqooyi Galbeed, & SSC Regions took independence from Britain (Gobalada Woqooyi Somalia ayaa ka xoroobay Ingriiska) June 27: Djibouti took independence from France (Jabuuti ayaa ka xorooday Faransiiska) July 1: South, Central and East Somalia took independence from Italy (Gobalada Bari iyo Koonfir ayaa ka xoroobay Talyaaniga) July 1: the Union Day (Maalintii Midowga Soomaaliyeed) July 1: the Somali Republic Day (Maalinta Jamhuuriyada Somalia) Happy Somali National Week to all Somali people, It is the 50th anniversary of Somalia 1960-2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 1, 2010 Oh, deep in my heart I do believe We shall overcome some day We shall overcome We shall overcome [C'mon everybody let's sing along....] We shall overcome some day CHORUS: Oh, deep in my heart I do believe We shall overcome some day We'll walk hand in hand We'll walk hand in hand We'll walk hand in hand some day CHORUS We shall all be free We shall all be free We shall all be free some day CHORUS We are not afraid We are not afraid We are not afraid some day CHORUS We are not alone We are not alone We are not alone some day CHORUS The whole wide world around The whole wide world around The whole wide world around some day CHORUS We shall overcome We shall overcome Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 1, 2010 I don't mean to rain on your parade lads but udeceeya wadankiina. Qiiro Hindi aan meel dheer gaarsiisanayn maxay ku taraysa somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted July 1, 2010 Our Somalia by Safi Abdi There is a place right here in my heart, Nourished within me everywhere I go. The cool sands of Hamar tickling My toes out of every cry or moan. Sunshine replicated In the mirrors of the river Shabelle. The grand mountains of Sheikh and Bari… What a feast for the hungry…but then... What better panorama has Mother Earth on offer? I nourish within me these scenes of my land Children at play carefree in their land I pray for the whole body: Land, Sea, River, Lake, Mountain Flora and fauna. And "us" the people, Muslim, wholesome, Not the pieces thrown here and there. I pray for the whole body blessed, In the name of Allah unified Having no wish for any sickly pie, dispersed, Handed down to divide, disgraced. I cherish the term “we” the collective “us” Not “i” or “they”. I dream of the milky white Ari of "our" land The dazzling speech of “our” moon North and South, East and West, Sky is the limit Our geel to graze, proud, majestic A free herd Coming home everywhere they gaze: Lascanood and Hargeisa Bandar Qaasim and Las Qorey Barava and Borame Marca, Jowhar, and Kismayo Sweet scents of uunsi and anbar, everywhere we go. Farewel, boys! Farewel! O you with the Pen, Unity! May the pens be dipped in the Springs of Baidåbo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted July 1, 2010 Qolabaa Calankeedu Duul waa ceynoo, Anagaa keenu waa cirkoo kala, Aan caadna laheyn een caashaqayee. Xiddig yahay cadi waad na ciidamisee, Carradaan kaligaa aad u curatee, Cadceedda sideeda caan noqo ee..... Aamiin Erayadan waxaa tiriyay isla markaana ku luqeyn jiray Allaha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Qarshe LONG LIVE SOMALIA SOMALIA HANOOLATU Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 1, 2010 Originally posted by Qhalib: I don't mean to rain on your parade lads but udeceeya wadankiina. Qiiro Hindi aan meel dheer gaarsiisanayn maxay ku taraysa somalia. Ducadaada baa ah mid culus Soomaali oo dhan ku filin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted July 1, 2010 Happy Independence Day! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted July 1, 2010 Waa Maalin curadoo cimri I nagu simayoo Cirkeeniyo iyo dhulkeenaba Laga wada ciyaaree. Calanka aynu leenahay lala wada caweeyoo Lagu caafimaadee. Waa maalin ciil iyo caro aynu reebnoo. Cirkeeniyo dhulkeenaba Laga wada ciyaaree. Calanka aynu leenahay lala wada caweeyoo Lagu caafimaadee. Waa maalin cirirkii ifka laga carceershoo. Cirkeeniyo dhulkeenaba Laga wada ciyaaree. Calanka aynu leenahay lala wada caweeyoo Lagu caafimaadee. http://www.bar-kulan.com/2010/06/30/heesta-callan-keynu-leenahay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 1, 2010 Happy Somali independence day... I dedicate this song for this special day, Umada fooda la isku galiyo hadaan laga faaideenin Maskaxda wadaniyaal fiyooba dhismaha qaranimo ku faane Allow ya naga furdaansha Qabyaalad naga fogeeya United Somalia 4ever. Ameen. Have a blessed day folks:) salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites