Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland:Xog daaha ka faydaysa inay jiraan Dad aan Shahaado Caafimaad haysan oo Xarumaha Caafimaadka ka hawlgala

Recommended Posts

Deeq A.   
Xogtani waxay daaha ka faydaysaa in ay jiraan dad aan Shahaado Caafimaad haysni in ay Xarumaha Caafimaadka ka hawlgalaan. 200 qof ee la qabtay waa in lagula Xisaabtamaa Wasaaradda Caafimaadka oo leh Masuuliyadda Hawlgelinta shaqaalaha Caafimaadka, waa in lays weydiiyaa cidda Hawlgelinta siisay dadkaa ? waa in la sameeyaa baadhis dhaba oo masuuliyad darradaa cid leh lagu ciqaabaa, Nolosha Bulshadu ma aha wax sahlan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this