Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muuse Biix mudadii uu xukunka hayay waxa uu Dagaal & Weerar badheedha ku qaaday ilaa imikana ku hayaa Beesha Habar-Jeclo….Xildhibaan Kheyreeye

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweyne Muuse Biixi, mudadii uu xukunka hayay , waxa uu dagaal iyo weerar badheedha ku qaaday ilaa imikana ku hayaa, Beesha East Burco Clan .
Muuse Biixi iyo Xukumada uu hogaaminaayo , ficiladan ay wadaan wax la eegan karo maaha …”
Xildhibaan Mustafe Khayreeye oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland
May be an image of 2 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this