Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland oo la kulmay Ergay ka socday Dalka Finland+Waxyaabahay ka wadahadleen

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaar ah ee Dawladda Filand u qaabilsan Geeska Afrika Xil. Suldaan Siciid Axmed iyo Xubno la socday.
Kulankan Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Ergaygan Filand ayaa waxa diirada lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka Somaliland oo muddo khilaaf ka taagna iyo weliba xaaladda gobolka Sool.
May be an image of 2 people, beard, people standing, suit and indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this