Sign in to follow this  
Deeq A.

Mucaaradka Somaliland oo xalay Hargeysa Kula Kulmay Ergayga Finland ee Geeska Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Waddani iyo UCID ayaa kulan Hargeysa xalay Suldaan Siciid Axmed Ergayga Finland ee Geeska Afrika iyagoo sida la sheegay ka wadahadlay.

“arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”

Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland ayaa weli taagan.

FB_IMG_1674028640790.jpg FB_IMG_1674028636412.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this