Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax C/raxmaan Cirro & Wefti uu hogaaminaayo oo mar kale u safar ugu baxay Deeganada Hawd-ka  Hargeysa .

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa saaka mar kale u safar ugu baxay deeganada Hawd-ka magaalada Hargeysa .
Deeganadan ayaa kala ah Sayla , Faraweyne iyo Degmada Dacarta .
Ujeedada safarkooda ayaa ah kormeerka diwaangalinta cod bixiyayaasha oo wajigii labaad gashay .
Waftigan musharax Cirro hogaaminaayo ayaa dhawaan ka soo laabtey safar 17 cisho qaatey oo ay ku soo mareen dhamaan goobaha diwaangalintu ka socoto ee gobalada iyo degmooyinka Somaliland .
May be an image of 9 people, people standing, car and road

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this