Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan hoostaga Galgaduud

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta Galcad ee hoostaga gobalka Galgaduud.

Ururka alshabaab oo ku sugnaa deegaanka ayaa isaga baxay, waxaana hadda gacan ku haynta deegaanka la wareegay ciidamada dowladda Soomaaliya.

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada ay ka xoreeyeen Al-shabaab Galcad oo hoostagta gobalka Galgaduud.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this