Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada dowladda oo la wareegay Xarardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo degmada Xarardheere ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada oo ay horay ugu sugnaayeen ururka Al-shabaab.

Xarardheere ayaa kamid ah magaalooyinka istaraatejiga u ah dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab, waxa ayna ururka ay ku sugnaayeen muddo dheer.

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in ammaanka magaalada ay la wareegee degmada Xarardheere.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this