Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahin ka soo baxaysa dil xalay ka dhacay degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230116_071024331.jpg?resize=703

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa dil xalay ka dhacay degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug.

Labo nin oo lagu kala magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdiraxmaan Afdheere iyo Mukhtaar Maxamed ayaa xalay lagu dilay Bursaalax sida xogaha ay xaqiijinayaan.

Laamaha Amniga ayaa sida wararku sheegayaan gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dilka labada marxuum kaas oo baaritaan lagu hayo.

Mas’uuliyiinta Laamaha Amniga Gobolka Mudug ee Puntland weli kama hadlin dhacdadaas lagu dilay labada marxuum.

PUNTLAND POST

The post Faahfaahin ka soo baxaysa dil xalay ka dhacay degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this