Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed requests support from his CLAN

Recommended Posts

Muqdisho:Madaxweyne Shariif oo beeshiisa weydiistay difaac

12. maj 2009

 

Muqdisho(AllPuntland )-Madaxweyne Shariif madaxweynaha Somalia oo kulamo aan kala joogsi lahayn ka waday xarunta madaxtooyada kuwaas oo ku aadanaa xeeladaha loo badali karo dagaalka maadama laga so saaray fariisimo badan ciidamadii dawlada ayaa xalay waxaa uu la kulmay xildhibaano ay isku heyb yihiin.

 

Madaxweynaha ayaa kulankaan la qaatay xildhibaanada kala ah Muuse Sudi , Cumar finish , Ing:Cadaw , C/laahi Geedi Salaad Cali Jeele iyo saraakil dagaal oo ay ka mid ahaayeen C/laahi Macalin ,muuse gurur iyo Gacma Dule.

 

Madaxweynaha ayaa kala hadlay saraakishaan iyo xildhibaanadaan in ay difaac sameeyan oo ay aruuriyaan ugu yaraan maleeshiyaad maadama dawlada kaabiga loogu hayo xarunta madaxtooyada.

 

Kulanka ayaan laga heyn xog dhameystiran iyo waxyaabaha ay isku raacen laakin waxaa uu ahaa mid albaabada ay xu xirteen.

 

Waa kulankii ugu horeyey ee uu madaxweynaha qaab qabiil u samaeeyo tan iyo marki uu Muqdisho soo gaaray , waxaana kulankaakod ay ku soo aadeysaa xili loo sii itaal sheeganayo dawlada oo mucaaradka ay gacan sareeyaan.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this