Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka oo gantaalo tiro badan ku weeraray Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

Ruushka ayaa gantaalo tiro badan ku weeraray guud ahaan dalka Ukraine, iyada oo la soo sheegayo gantaal ku habsaday dhismo ku yaallay magaalada Snipro oo bariga dalkaasi ku taalla ay ku dhinteen 12 qof.

Magaalooyinka uu Ruushka gantaalahaasi uu ku duqeeyey waxaa ka mid ah magaalooyin ay ka mid yihiin Kyiv, Kharkiv iyo Odesa.

Dalka Ukraine intiisa badan waxaa hareeyeey mugdi kaddib marki ay gantaalaha Ruushka burburiyeen kaabayaasha korontada magaalooyin dhowr ah.

Mar sii horreysayna UK waxay sheegtay tiro Taangiyada ‘Challenger 2’ iney Ukraine u direyso si ay difaaceeda ugu xoojiso.

PUNTLAND POST

The post Ruushka oo gantaalo tiro badan ku weeraray Ukraine appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this