Deeq A. Posted January 14, 2023 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddi uu ugu magacdaray guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa isugu jira goleyaasha dowladda iyo khuburo. Guddiga Goleyaasha Dowladda: 1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin Guddiga Khubarada: 1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin. Puntland ayaa maalmo ka hor sheegtay in ay u dhaqmayso sida dowlad madax-bannaan inta laga dhammaystirayo Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo magacaabay guddi appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites