Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Kenya Oo Beenisay Inay Safaarad Ka Furanayso Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Kenya (MFA), ayaa waxay beenisay wararka sheegaya in la qorsheeyay in xafiiska xidhiidhka Kenya ee Hargeysa loo aqoonsado safaarad.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Alfred Mutua ayaa caddeeyay warkan, iyadoo ay soo baxayeen warar sheegaya in Kenya ay safaarad ka samaysanayso Somaliland.

Capture-1.png

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this