Deeq A. Posted January 14, 2023 Gobolada Somaliland & Waxbarashada Dugsiyada Sare Celcelis ahaan sannadadii u danbeeyay imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare waxa ugu wanaagsan goboladan jaantuska ka muuqda. Sidoo kale sannadkii 2020 oo si faahfaahsan loo shaaciyay darajada ardayda waxaad ku arkaysaa in gobolada darajada A ugu badan yihiin Saraar, Hawd, Sool, Saaxil, Togdheer iyo Awdal. Ardayda Darajada A* keentay, waxa ugu badanaa Togdheer (7%) iyo Awdal (6%), halka Maroodi Jeex 0.4% ay ka keeneen A*. Celcelis ahaan Gobolada Sanaag, Saraar, Sool, Togdheer, Saaxil iyo Hawd ayaa ugu sita dhanka tartanada heer qaran. Dhanka deeqaha waxbarashana aad ugama muuqdaan !! Xigasho; Abdiqani Muse Engsaabir Qaran News Share this post Link to post Share on other sites