Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiil Maraykan ah oo shalay soo gaadhey magaalada Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Saraakiil Maraykan ah iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland oo shalay gaadhey magaalada Berbera, halkaas oo ay soo indho indheeyeen goobo uu ku jiro Garoonka Diyaaradaha ee Berbera oo ka mid ah meel la filayo in Mareykanku soo dego dhawaan.

Sidoo kale 20 Waddan oo uu hoggaaminayo Mareykanku oo ka mid ah Xulufadiisa ayaa dhoola tus Millateri ka samaynaya Berbera bisha Dambe.

FB_IMG_1673692754301.jpg FB_IMG_1673692752115.jpg FB_IMG_1673692749466.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this